Daawo Muuqaal “Gabar Wadaniyad Reer Hargeysa ah oo shacabka Muqdisho ka Yaabsatay & Muuqaal Qurux badan oo lagu soo bandigay !!

Daawo Muuqaal “Gabar Wadaniyad Reer Hargeysa ah oo shacabka Muqdisho ka Yaabsatay & Muuqaal Qurux badan oo lagu soo bandigay !!

daajis.com:- Aqalka dowlada hoose ee magaalada Muqdisho oo lagu qabtay xafladii lagu xusayay munaasabada 26-ka Juun ayaa waxaa ka soo qeeyb galay masuuliyiinta ugu sareeysa dowlada iyo Marti sharaf kale .


Mid ka mid ah dumarkii ka soo qeyb galay xafladaan oo ka timid magaalada Hargeysa ayaa sheegtay in ay tahay markii ugu horeeysay oo ay munaasabadaan u timaado magaalada Muqdisho waliba Calanka Soomaaliyeed markiisii ugu horeeysay laga taagay magaalada Hargeysa.

HALKAAN  KA  DAAWO



Xafladaan waxaa dhoolatus balaaran ku soo bandhigay qeeybaha kala duwan ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya waxaana Qudbado muhiim ah ka jeediyay Madaxweynaha dalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada