daajis.com:- Nin oday ah oo kasoo Jeeda Gobolka Hawd (Balli-gubadle) laguna magacaabo Yahay Maxamed Ayaa sameynaya arin kawada yaabisay soomali badan.
Ninkan odayga ah ayaa Sanka Lacagta Dhulka Kaga Sooqaadaya isagoona sidoo kale Inuu Miiq (Dun) Uu Sankiisa Geliyey Xagga Afka Kasoo Saarayo waxa ayna arointan noqtay mid lala yaabo.
Halkaan ka Daawo Muuqaalka mucjisada ah.FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at