DAAWO VEDIO:-Muqaal ay Baahisay Idaacadda V.O.A’da oo Welwel iyo Baqdin Galiyay Dadka Soomaaliyeed”Sabab”

DAAWO VEDIO:-Muqaal ay Baahisay Idaacadda V.O.A’da oo Welwel iyo Baqdin Galiyay Dadka Soomaaliyeed”Sabab”

daajis.com:- Idaacadda V.O.A’da laanteedda Af-Soomaaligga ayaa waxaa ay Todobaadkaani Barnaamijka Qubanaha ku Baahisay Muuqaal ay ka Diyaarisay Shirkad Mareeykan ah oo Damacsan in Ay Dalka soomaaliya geeyso mastar Card’ka

arintaasi oo ay dowlada mareekanka si bilaash ah ugu qaadi jirtay ayaa hada dowlada mareekanka waxa ay ka muujineysaa cabsi aad u weyn in dalka mareekanka gudihiisa lacago lagu kala siisanayo master card .

Sidoo kalle Shirkadaani ayaa Waxaa ay heshiis la Gashay bank Caalamigga ah Ee Bakclas Bank  Waxaana la sheegay in uu Meesha ka saaraayo xawaaladaha soomaalidda

Tani ayaa waxaa ay Welwel Galisay Ganacsato Badan oo Soomaliyeed Kuwaasi oo Ku Kalla Sugan Dalalka Caalmka

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada