Daawo Sawirada'' Barack Obama oo lagu yeeshay lacago deen ah xili uu Kafteeriya ku sugnaa

Daawo Sawirada'' Barack Obama oo lagu yeeshay lacago deen ah xili uu Kafteeriya ku sugnaa

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa lagu yeeshay lacago jajab ah kadib markii ay ku caweynayeen Kafteeriya ku yaalla dalka Mareykanka gaar ahaan meel aan sidaa uga sii fogen aqalka dalkaasi looga arimiyo.

Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa si kadis ah u booqday baarkaasi oo ay inta badan ku kulmaan dadka hantiilayayaasha Mareykanka u dhashay sida qoysaska Madaxweynayayaashi hore ee kasoo arrimiyaya Mareykanka.

Barack Obama, Xaaskiisa iyo Labada Carruur ee uu dhalay ayaa waxa ay Kafteeriyahaasi ka iibsadeen ice cream iyo Cabitaano fud-fudud waxa ayna lacag ahaan isku tagtay 58$ waxa uuna dalbaday in lagu yeesho 8 dollar, isagoona goobta ku bixiyay 50$ kadib markii uu waayay lacago jajab ah.

Waxa ay arintaasi fajac galisay Siyaasiyiin iyo Carruur ay dhaleen oo Kafteeriyaha ku caweynaayay oo iyagu aad ula yaabay lacagta yar deenka ah ee lagu yeeshay Obama iyo Carruurtiisa.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada