Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda iyo hor´umarka dalka

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda iyo hor´umarka dalka

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jiraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka uu marayo dhinaca hor´umarka iyo nabadgalyada....


Madaxweynaha oo marka hore soo hadal qaaday xaaladaha amniga dalka, ayaa waxa uu sheegay in horumar laga sameeyay, haddana amniga meel wanaagsan uu marayo, waxaana uu sheegay in qorshaha isku dhafka ciidamada uu yahay mid muhiim u ah dalka uuna horseedi doono qorshahaasi horumar hadana uu meel wanaagsan marayo.

Madaxweynaha oo si faah faahsan kaga hadlayay xaaladda dalka ayaa dhanka siyaasada waxa uu ka yiri “warar dadka ay isla dhexmarayaan oo ah in xukuumadda lakala dirayo ayaa jira, taasi maaha mid sax oo wax walbo wanaagaa halaga eego warxumo tashiilka hala joojiyo 'xukuuamdda way jirtaa wayna jireysaa,' way dhici kartaa wasiirkii xilkiisa gudan waayo in xilka laga qaado oo mid xilka ka soo bixi kara lagu badalo”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada