DAAWO VIDEO:- Dowladda oo shaqsiyaad u gacan gelisay hantidii Qaran

DAAWO VIDEO:- Dowladda oo shaqsiyaad u gacan gelisay hantidii Qaran

daajis.com:-  Boob baahsan iyo ku takri fal hantidii Qaranka ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo shaqsiyaad gaar ah loo gacan geliyay ama lagu naas-nuujiyay hantidiii Qaranka Soomaaliyeed. 


Goobaha danta guud ee Qaranka ka dhaxeeyay ee shaqsiyaadka loo gacan geliyay waxaa ka mid ah dhismo ku yaal agagaarka Isgoyska KM4, halkaasi oo ahaan jirtay ajab shidaal oo lagu magacaabi jiray 12 April oo loogu magac daray maalinta aas-aaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed {12 April", isla markaana Dowladda ay u gacan gelisay ganacsato Soomaaliyeed oo ku manaafacoonaya, halkaasi oo xiligan laga laga dhigay goobo ganacsi.

HALKAN KA DAAWO DHISMAHA GANACSI


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada