daajis.com:- Gudoomiye Kuxigeenka Siyaasada Mudane Maxamed Axmed Diiriye iyo Xubno ka tirsan Maamulka G/banaadir ayaa Gaarsiiyey dadkii Kusoo Dhaawacmay dagaaladii Ka dhacay deegaanada Xuduuda u ah Soomalida kilinka shanaad iyo gobolka Galguduud.
Dadka soo Dhaawacmay oo Badankood la keenay Magaaladda Muqdisho kuwaas oo lagu daaweynayey Isbtitaalka banaadir dadkan aya waxaa la gaarsiiyey Lacago gaarayey 66.000 Malyan oo shiling Soomaali ah iyada oo qofkii La siiyey 2,000 milyan oo shilin soomali ah ,
Maamulka G/banaadir ayaa mar walba isku daya in uu qaato kaalintiisa sidii Uu u caawin lahaa walaalahooda dhibaateyn kol hore ayey Aheed Marki uuu Maamulka Gaarisiiyey isbittaalada Madiina iyo Keysaneey ee gobolka Banaadir.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:56 and have
, Published at