Daawo Sawirada : Siyaasi Jarmal ah oo Qiyaanay xoogaga Daacish ka dibna ka Lacageystay !!

Daawo Sawirada : Siyaasi Jarmal ah oo Qiyaanay xoogaga Daacish ka dibna ka Lacageystay !!

daajis.com:- Ninka lagu magacaabo Jürgen Todenhöfer oo ah Siyaasi u dhashay dalka Germany ayaa dhawaan waxa uu u tagay waqti badana la soo qaatay Dagaalyahanada iyo Masuuliyiinta ugu sareeya xoogaga Daacish kuwooda ka dagaalama dalalka Siiriya iyo Ciraaq.


Jürgen Todenhöfer waa siyaasi caan ka ah gudaha dalka Germany wuxuuna si aan caadi eheen u qiyaamay xoogaga Daacish kaas oo iskaga dhigay Wariye ama ruux doonaya in uu caawiyo waliba Aduunka oo dhan u soo bandhigo awoodooda sii xoogeysaneysa .


Jürgen Todenhöfer oo Cimaad xirtay una labistay qaabka ay dharka u xirtaan maleeshiyaadka ururka Daacish ayaa markii uu ku soo laabtay gudaha dalka Germany waxa uu soo saaray Buug cusub oo Aduunka oo dhan uga gadmay kaas oo ciwaan uga dhigay sidata:

" Wer seine Feinde besiegen will , Sollte Sie kennen " Taas oo macnaheedu yahay : Qofkii doonaya in uu ka guuleysto cadawgiisa waa in uu marka hore soo kala bartaa hab dhaqanka cadawgiisa . Ninkaan ayaa buugiisa xitaa waxaa iibsaday Telefishino caan ah sida CNN-ka IWM wuxuuna ku soo bandhigay sawiro muujinaayo qaabka ay Daacish u tababaraan dhalinyarada maskaxdana uga xadaan Caruurta !! 










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada