daajis.com:- Dowlada Shiinaha ayaa marka la gaaro xiliyada la galayo Imtixaanka looga gudbayo Dugsiga sare waxa ay adeegsataa qalabyo kala duwan si looga hortago Qishka ay ardaydu sameeyaan, waxaana markan kahor taga Qishka loo adeegsanayaa Diyaaradaha Wax basaas ee Dores-ka.
Maamulka Gobolka kuyaala Bartamaha Shiinaha ee Luoyang ayaa go’aamiyay in Diyaarado Dores ah oo loogu magac daray (Gaokao) ay u isticmaalaan kahor taga Qashka Ardayda ka qeyb galeysa Imtixaanka si looga hortago in ay ardayda qaar sameeyaan Qash ama kala fiirsasho.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at