DAAWO: Sida ay u howlgalaan Taraafikada Muqdisho iyo darawalada gaadiidka

DAAWO: Sida ay u howlgalaan Taraafikada Muqdisho iyo darawalada gaadiidka

daajis.com:- Ciidamada Taraafikada wadooyinka ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa howl aad u adag ka qabta wadooyinka magaalada kuwa ugu mashquulka badan, waxaana ay inta badan la kulmaan nidaam daro baahsan iyo aqoon yari darawalada gaadiidka ka haysta kaxeynta baabuurta.

Marka aad muuqaalkaan fiiriso waxaa kuu muuqanaya in howsha ciidamada wadooyinka Muqdisho ay ku jiraan in ay tahay mid madax wareer badan ka qaadeyso, una baahan dul qaad iyo sabar badan.

Intaas waxaa dheer darawalada gaadiidka oo aan u hoggaansamin sharciyada wadooyinka iyo kawa aan wadan ogolaanshaha gaari wadista iyo buuga gaariga, kuwaasi oo hadii ay shil galaan ama qof dilaan meel loo raacdo laheyn.
Halkaan hoose ka Daawo





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada