daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xassan Shee Maxamuud ayaa waxaa si waxshinimo ah loogu ceebeeyay Masrax Caalimi ah kaaso oo uu mudnaa in si sharaf leh loogu soo dhaweeyo balse taas badelkeeda laga kala dhuuntay inta Saxaafadii Meesha lagu diyaariyay si ay ceebta u duubaan, xili uu ka qayb galayay shir caalami ah.
Clipkan ayaa waxaad ku arkaysaa Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo marba meel fiirinaya oo aan garan haynin waxuu sameeyo sidii la doonana laga yeelay, waan ka xunahay taas.
Hoos ka daawo muuqaalka Madaxweynaha lagu Ceebeeyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at