daajis.com:- Ururka La magac baxay Daacish ama Dowladda Islaamiga ayaa bilaabay inay isku balaariyaan Dalka uu qalalaasaha ka taaganyahay ee Liibiya.
Ururkan ayaa bilaabay inay Xarumo Ka suubsadaan Magaalooyinka waaweyn ee dalka Liibiya, waxayna weeraro aan kala’go lahayn ku qaadaan Ciidamada militeriga ee Dalka Liibiya iyo Jabhadaha yar yar ee Qaabka Qabiilka ah ku dhisan.
Halkaan ka Daawo
Wadamada Deriska la’ah dalka liibiya ayaa bilaabay inay ka tashadaan isbedelka ka socda dalkaasi Liibiya,waxayna ka cabsi qabaan in hadii Daacish ay sii xoogaysato in Dalal kooda ay isku bedelaan sida Ciraaq iyo Suuriya oo kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at