daajis.com:- Afhayeenka Hay’adaasi ayaa maanta booqasho ku tagey Deegaanka Ceelasha biyaha ee Duleedka Muqdisho.
Generaal Tuuryare ayaa waxa uu halkaasi ku booqday dhowr guri oo ay ku sugnaayen Hooyooyin iyo Carruurtooda waxa uuna sidoo kale u kuurgalay xaalada amni ee ka jirta Deegaankaasi.
Booqashada uu booqday maanta Taliyaha Hey’adda Nabad sugida Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare Deegaanka Ceelasha biyaha ayaa muu jinaysa sida ciidamada amniga ay ugu dadalayaan dib u soo celinta Amniga deegaankaasi, iyadoo Deegaankaasi ay mudo dheer ahayd xarunta ay shabaab ka soo dagaal qaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at