daajis.com:- Ciidamada Nabad sugidda ee dalka Kuwait ayaa soo bandhigay maanta Video laga duubay ninkii shalay isku qarxiyay masaajid ay ku cibaadaystaan dadka shiicada ah ee ku nool dalkaasi Kuwait.
Ninkan masaajidka isku qarxiyay ayaa la sheegay in uu goobta soo galay isaga oo xowli ku socdo oo deg degsan, Ninkan ayaa waxaan labo daqiiqo dhamay markii uu masjidka ku sugnaa qarxiyay Jaakaddii miinaysnayd ee u xirnayd.
Ururka Daacish ayaa sheegtay weerarkaas, kuna goodiyay in dadka shiicada ah ee ka soo jeeda dalka Iran ay ku beegsan doonaan gabi ahaanba wadamada carabta oo ay ku sugan yihiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at