Beerta Nabada ee Muqdisho oo si qurux badan loo diyaariyay + SAWIRO

Beerta Nabada ee Muqdisho oo si qurux badan loo diyaariyay + SAWIRO

daajis.com:-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa dhabihii horumarka cagta saartay, waxaana magaalada Mudooyinkii dambe laga hirgalinayay dhismooyin aad u qurux badan iyo goobo ay dadku isugu yimaadaan.

Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho waxaa hada kusocda dhismo iyo qurxin, waxaana beertan oo la filayo in dhawaan la furo ay noqon doontaa meel indhaha u roon soona jiidata dadka dalxiiska iyo damaashaadka u yimaada Muqdisho.

Dhismaha beerta oo wali qabyo ah ayaa marka aad tagto waxa ay durba noqneysa goob indha u roon kuna wanaagsan damaashaadka, waxaa sidoo kale gudaha beerta laga furi doonaa maqaayad iyo garoomo qurux badan oo lagu ciyaaro kubada cagta iyo koleyga.

Magaalada Muqdisho oo mudo sanado badan ay ka dhacayeen dagaalo sukeeye iyo kuwa siyaasad ku saleesan ayaa hada u muuqata mid kasii gudbeysa waayihii mugdiga iyo dib u dhaca , waxa ayna Magaalada ay hada kusocotaa horar iyo nabad ay ku diirsadeen dadka ku dhaqan Caasimada.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada