LIVE NAYROOBI:Daawo Soo dhawaynta Madaxwaynaha Maraykanka OBAMA Oo Kenya oo dhan Heegan galiyey

LIVE NAYROOBI:Daawo Soo dhawaynta Madaxwaynaha Maraykanka OBAMA Oo Kenya oo dhan Heegan galiyey

daajis.com:- Madaxwayanah Dalka Maraykanka ayaa Siwayn loogu soo dhawaynyaan Garoonka Nayroobi ee Caalamiga ah Jomma Kenyatta,waxan hada socoda diyaar garowga Madaxwayne OBAMA Garoonka guud ahaan loo xidhay,maadaam uu halkaas soo gaadhi doono Madaxwayna Dalka Maraykanka.


Amaanka ayaa aad loo adkeeyey waxaan soo meel walba oo Magaalada ah la dhigay Ciidamo,ka shaqaynaya Amaanka Caasimada,kuwaas oo gaadhay kumanaan ,dalka oo dhana wuxu ku jiraa heegan lii ugu sareeyey.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada