DEG DEG AH:Xaalada Magaalada Nairobi ee dalka Kenya +Muuqaal Wal Wal badan sida wax yihiin Socodaalka OBAMA “TOP VIDEO”

DEG DEG AH:Xaalada Magaalada Nairobi ee dalka Kenya +Muuqaal Wal Wal badan sida wax yihiin Socodaalka OBAMA “TOP VIDEO”

daajis.com:- Xaalada Caasimada dalka Kenya ee Nayroobi ayaa manta ah mid aan la qiyaasin Karin Sida ay tahay Waxaana Meel walba taagan Ciidamada Dowladda Kenya oo Nooc walba leh,kuwaas oo doonayey in ay ka hortagaan wixii amaan daro ah.



Diyaaradaha dagaalka dalka Maraykanka iyo kuwa Kenya ayaa dul heehaabaya hawada Dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya,waxayna Shacabka dalka Kenya dareemayaan manta in ay tahay maalin uu yaraaaday isu socodkii dadka iyo Geediidka intaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada