Topnews Dhegeyso : Cali Khaliif Galaydh Oo Afka Furtay Arimo Tiro Badana Daboolka Ka Qaaday (Maqal)

Topnews Dhegeyso : Cali Khaliif Galaydh Oo Afka Furtay Arimo Tiro Badana Daboolka Ka Qaaday (Maqal)

daajis.com:- Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa wuxuu kasoo Jeediyey Munaasibadii Lagu Caleemo Saaray Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug State Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Madaxwayne Cali Khaliif ayaa Khudbadiisa Miisaanka ku saaray Arimaha midnimada Soomaaliya, Wuxuuna Carabka ku adkeeyay in Koonfurta Soomaaliya ay kala Daadinayso Dalka Soomaaliya, oo aysan intooda badan garab istaagin midnimada, Isagoona tusaaale usoo qaatay “Waxaa noo hadhay Gobolada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan” oo dalkii kale meeyay ?


Wuxuu ka hadlay sida uu Waqtigu u ordayo, Wuxuuna madaxda Dawlada iyo dhamaan Masuuliyiintii kala duwanaa ee Goobta ku sugnaa ku Booriyey in door wayn lasiiyo Midnimada umada Soomaaliyeed iyo dadka u taagan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada