Daawo : Cirro Oo Furka Xooray Isla Markaana Niyada Ka Jebiyey Siilaanyo Iyo Arimo Xasaasiyad Ka Kiciyey Hargaysa

Daawo : Cirro Oo Furka Xooray Isla Markaana Niyada Ka Jebiyey Siilaanyo Iyo Arimo Xasaasiyad Ka Kiciyey Hargaysa

daajis.com:-  Gudoomiyaha Ururka Mucaaridka ku ah Maamulka Siilaanyo ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Oo Saxaafada Kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Hanjabaadii Maamulka Siilaanyo Kasoo qaaday mid aan waxba ka jirin Waxaana uu ku adkaystay Inay shirkooda ka dhanka ah Maamulkaas Qabsanayaan Oo Uu U Dhici Doono Sidii ay ugu talo galeen.



Maamulka Siilaanyo ayaa Si adag uga horyimi qorshe uu wado mucaaridkiisa Oo Doonaya Inay Meesha Ka saaraan xili oo Labo Sano Oo Xoog ah Ku Kororsaday Xilka Madaxtooyada Hargaysa Waxaan arintaas Dagaal adag ka galay Oo Mucaaradad Xoog Leh kala horyimi Siyaasiyiin Iyo Ururo Ka Jira hargaysa Sida Wadani Ucid Iyo Madasha Wadatashiga Oo Haatan wada Qorshe ah Shir balaadhan Oo Meesha Lagaga Saarayo Siilaanyo Iyo Kooxdiisa.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada