DAAWO :-Al-Shabaab oo Soo Bandhigay u Muuqaal Argagax badan oo kuSoo Aadiyey Booqashada Barack Obama

DAAWO :-Al-Shabaab oo Soo Bandhigay u Muuqaal Argagax badan oo kuSoo Aadiyey Booqashada Barack Obama

daajis.com:- Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Muuqaalkan ay Al-Shabaab Soo saareen ayaa laga sameeyey mid kamid ah dagaaladii ka dhacay Degaanada xeebta ah ee dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Lamu,wuxuuna Muuqaalkan saamayn Wayn manta ku yeeshay shacabka Kenay oo xiligan siyaabo kala duwan oogu dabaal dagaya Imaatinka dalka Kenya uu yimid Madaxwaynaha dalka Maraykanku.


Kenya ayaa doonaysa in dalkeeda ka cidhib tirto Xaalada adage e uu galay sanadihii u danbeeyey iyo Magaca Aragagixisada ee dalkeeda loo bixiyey,Waxayna ahayd Maalmo ka hor markii Saxaafada reer Galbeedu ay ku eedaysay,dalka Kenya in ayna ka jirin Wax Sharci ah oo dagaalka Argagixisada loogu talogalay,iyo qorshre sax ah oo Dowladdu ku socoto ,marka laga hadalayo dagaalka Aragagaixisada.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada