daajis.com:- Waxaa tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho tababar qaar ka mid ah dabdamiska garoonka diyaaradaha Muqdisho kuwaasoo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay munaasabad tababarkooda lagu soo afjarayay.
Dabdamiskan ayaa qaabilsan oo kaliya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadda, waxaana loo tababaray bad-baadinta dadka iyo dabka ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha.
Tababarkooda ayaa waxaa ka qeyb qaatay hay`addana UNSOA iyo AMISOM..
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:17 and have
, Published at