daajis.com:- Hoodo Yuusuf Cabdi ayaa ayaa xaaladeeda caafimaad fiican tahay kadib markii lagu qalay sadex mataano ah oo kala ah labo wiil iyo gabar.
Caruurtaani oo xaaladooda caafimaad ay aad u wanaagsan yihiin, iyadoo hooyada dhashay lagu qalay, waxayna sheegtay in ay ku faraxsan tahay caruurta seddaxda ah ee qoyskeeda kusoo biiray.mataano-burco
Aabaha dhalay caruurtaan ayaa ah askari ka tirsan ciidamada maamulka Somaliland ee ka howlgala dekadda Berbera, waxayna horay u haysteen labo ubad ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:43 and have
, Published at