daajis.com:- Waxaa soo ifbaxay warar sheegaya in warbaahinta xorta ah ee Wikileaks ay soo saartay ama kashiftay heshiis Qarsoodi ah oo ay wada saxiideen Somalia iyo Somaliland sanadkii 2012, kaas oo qeexayay in Somaliland ay ka tanaasulayso gooni isutaageeda hadii ay Soomaaliya noqoto Dowlad Federaal ah.
Shirkan qarsoodiga ah ayaa sida lasheegay waxa uu ka dhacay dalka Sacuudiga iyadoo ay ka qaybgaleen Somali, Somaliland,iyo Puntland.
Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa xukuumadda ku ee deeyay inay ku kacday qiyaano qaran, waxayna xukumada ka codsadeen inay si degdeg ah uga warbixiso in heshiiskani uu jiro iyo in kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at