DAAWO:- Kenya oo soo bandhigtay sawirada Al-shabaabka ugu halista badan

DAAWO:- Kenya oo soo bandhigtay sawirada Al-shabaabka ugu halista badan

daajis.com:- Hay’adaha Amaanka dalka Kenya ayaa soo bandhigay Sawiro Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Hay’adaha ayaa sheegay in shaqsiyaadka Sawiradooda hoos ka muuqday ay yihiin Maleeshiyaad ka soo baxsaday weerarkii ay Al-shabaab dhawaan ku qaaden Deegaanka Lamu ee dalka Kenya.

Dhalinyaradaani ayaa la rumeysan yahay inay ku dhex dhuumaaleysanayaan gudaha Magaalada Nairobi islamarkaana ay qorsheynayaan in weerar labaad ay ka geystaan gudaha dalka Kenya.

Maleeshiyaadkaani ayaa wata hub culculus oo ay ka furteen Ciidamo ka tirsan AMISOM kuwaasi oo ay doonayaan inay ku weeraraan xarumaha Dowlada Kenya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada