VIDEO:- Isbadal dhan walbo leh oo ka jira magaalada Muqdisho

VIDEO:- Isbadal dhan walbo leh oo ka jira magaalada Muqdisho

daajis.com:- Tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday howlgal cusub oo aan horay looga baran ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, kuwaasi oo bilaabay in maalin iyo habeen ay u taagan yihiin sidii dadka sooman maalintii dhan ay nabad ugu afuri lahaayeen, nabadna ku cibaasdeyan lahaayeen.

Ciidamadan oo ka kala tirsan Booliska Somalia iyo Booliska AMISOM, ayaa dadka Muqdisho waxay ugu magac dareen ciidamada “Nabad ku afur”, oo macno ahaan ay ula jeedaan inay sugayaan amaanka, kana hortegayaan qaraxyadii sanadihii hore looga bartay Muqdisho.


Dhanka kale waxaa xiliyada habeenkii furan goobaha ganacsiga iyo meelaha kale ee dhalinyarada isugu timaado si ay ugu gaaraan xiliyada suxuurtii.

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada