VIDEO:- Cabdi Qaybdiid oo Fariin u Diray Maamulka Puntland

VIDEO:- Cabdi Qaybdiid oo Fariin u Diray Maamulka Puntland

daajis.com:- Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa waxuu shalay fariin u diray Maamulka Puntland.

Madaxweynihii hore ayaa ka jawaabay dhaleeceyn uu maamulka Puntland u jeediyay Maamul goboleedka cusub ee laga dhisay Gobolada dhexe.

Puntland ayaa war murtiyeed ay soo saartay ku sheegtay inaysan aqoonsanayn Maamulkaas cusub ee laga dhisay Gobolada dhexe ee dalka.

Daawo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada