daajis.com:- Nin u dhashay Waqooyiga Ireland oo lagu magacaabo Devid Peter ayaa si wanaagsan u bartay inuu ku hadlo, qorana luuqada Af-soomaaliga. Devid Peter ayaa khudbad mudo daqiiqado qaadatay ayuu ku jeediyay Af-soomaali, isagoo ka howlgeli jiray Jaamacadda Burco, halkaasi oo mudo sanado ah uu ku noolaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:08 and have
, Published at