daajis.com:- Maydadka Shaqaalihii dhagaxa ka jebinjiray magaalada mandheera ee habeenkii talaadada lagu laayay deegaankaasi ayaa waxay soo wada gaareen magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.
Dadkani ayaa ahaa dad garab rarato ah oo nilol maalmood kooda ka raadsada Jebinta dhagxaanta guryaha lagu dhiso.
Oday ka mid ah odayaasha uu ka geeriyooday wiilkiisa ayaa sheegay inuusan haysan wax lacag ah oo uu wiilkiisa ku aaso, maadaama wiilkiisa uu ahaa ninka kaliya ee cida quudiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:12 and have
, Published at