Daawo : HCTV Oo Kashifay Sir Culus Oo La Xidhiidha Xafiisyada Madaxtooyada Puntland Iyo Villa Somalia

Daawo : HCTV Oo Kashifay Sir Culus Oo La Xidhiidha Xafiisyada Madaxtooyada Puntland Iyo Villa Somalia

daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Faallo Xiiso badan oo laga Diyaariyey Shirkii Garoowe ku dhexmaday Dawalada Soomaaliya, Puntland iyo Jubaland oo lagu soo Qaatay Barnaamijka Dareenka Shacabka.


Faalladan ayaa waxaa Lagu soo bandhigay Muuqaalo kala duwan oo la xidhiidha Jubaland iyo Puntland xiisada kala dhexaysa Dawlada Soomaaliya, Is garabsiga iyo Saamaynta maamulka Gobolada dhexe, Waxaa sidoo kale Diirada Lagu saaray sida aan Looga hadlin Qodobadii la doonayey in lagu Jeex-jeexo Shirkii Garoowe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada