daajis.com:- Kooxda Daacish ee ka talisa qeybo kamid ah Ciraaq iyo Syria, ayaa xukun Gacan goyn ah ku fulisay nin ay ku eedeeyeen inuu xatooyo sameeyay.
Xukunkaan Gacan goysmada ah ayaa ka dhacay magaalada Raqqah ee Syria, waxaana kasoo qeyb galay dad weyne aad u farabadan oo ay kamid yihiin Caruur aad u yar yar.
Hogaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Bagdadi, ayaa bilawgii Bishaan ku baaqay in la joojiyo Muuqaalada argagaxa leh ee wadooyinka iyo baraha Internetyada lagu soo bandhigo.
Halkaan ka daawo Muuqaalka iyo Sawirada:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at