DAAWO MUUQAAL: Ciidankii Puntland oo firxad galay iyo Cutubto u galay Soomaaliland

DAAWO MUUQAAL: Ciidankii Puntland oo firxad galay iyo Cutubto u galay Soomaaliland

daajis.com:- waxaa duleedka magaalada Laascaanood lagu soo dhoweeyay Cutubyo ciidamo ah oo kasoo goostay dhinaca maamulka Puntland islamarkaana isku dhiibay maamulka Somaliland.


Maamulka Garoowe ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa saameeyay Dhaqaalo La’aan baahsan iyo Mushahar La’aan dhinaca ciidanka ah.

Waxaa dhowaanada Socday Kacdoono ay samaynayaan Ciidamada iyo Saraakiishoodu Kuwaasi oo u kala qaybsamay wax u baxsaday dhinaca Somaliland iyo Khaatumo iyo Kuwa kacdoon Hubaysan kala hortagay C/wali Gaas si ay u helaan Xaquuqdooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada