daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa wuxuu soo bandhigay Sawir Gacmeed uu uga hadlay xaalada Hogaamiyaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Xubnaha Mucaaridka ah ee doonaya inay Booska ka Tuuraan.
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka Somaliland Saleebaan Gaal ayaa sawirka Lagu Muujiyey Isagoo leh “Jooji Ciyaarta Gool-hayaha ayaa Hurdee, waa in la sugaa intuu soo kacayo”” Cabdiraxmaan Cirro ayaa dhankiisa ku Jawaabaya “War heedhe Xagee Lagu Arkay Ciyaartan”” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Waraabe oo dhankiisa Daawade ah ayaa yidhi “Ha Joojin Ciyaarta Ninkii Seexda waa yeelkii”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at