Madaxweynaha Nigeria oo dowladda Mareykanka ku eedeeyay . . .

Madaxweynaha Nigeria oo dowladda Mareykanka ku eedeeyay . . .

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Nigeria ayaa dowladda Mareykanka ku eedeeyay inay caawinayaan Boko haram, iyana dowladdiisa u diideen inay siiyaan hub uu kooxdaasi kula dagaallamo.

Sharciga Mareykanka ayaa diidaya in dowladda ay hub ka iibiso dalalka ku guuldareystay inay ilaaliyaan xuquuqda aadanaha.

Madaxweynaha Nigeria Maxamadu buhari, ayaa waxa uu la kulmay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama maalintii isniinta, isaga oo ka doonaayay inuu taageero ka heli.

Kooxda boko Xaraam ayaa waxa ay dishay dad lagu qiyaasay 10,000 oo qof tani iyo 2009kii, waxayna afduubteen boqollaal dumar.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada