Daawo kooxda Boko Haram Oo Markii Ugu Horeysay Gowracday Askari Ka Tirsan Dowlada Nigeria ‘Hadaawan Hadii Aad Calool Jilicsan Tahay’( VIDEO )

Daawo kooxda Boko Haram Oo Markii Ugu Horeysay Gowracday Askari Ka Tirsan Dowlada Nigeria ‘Hadaawan Hadii Aad Calool Jilicsan Tahay’( VIDEO )

daajis.com:- Wararka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in kooxda Boko Haram ay gowraceen Askari ka tirsan Milateriga Dalka Nigeria kaasoo sawiradiisa lagu soo bandhigay Daily Mail.

Laba ka tirsan Koxoda Boko Haram ayaa sawirada ka muuqanaya kuwasoo gacanta ka kala haya askariga ka hor inta aaan la gowricin.

Aqriste Video-ga gowraca waxaa ka horeeya dagaalo ay galeen xoogaga islaamiyiinta Boko Haram sidaas daraadeed gowrucu wuu danbeeya tartiib u wada daawi Video-ga Insha Allaah


Halkaan ka Daawo Muuqaalka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada