daajis.com:- Caruurtan darbi-jiifka ah ee ku nool caasimadda Muqdisho ayaa ah caruur aan haysan wax xanaaneyn ah, qaar ayaa agoon ah oo waalidkood ay ku dhinteen dagaalada dalka ka socda, qaar ayaa waalidkii dhalay aysan awoodin inay quudiyaan, waxayna u soo direen magaalada si ay nolol maalmeedkooda u shaqaystaan.
wasiirka arimaha dhalinyarada ayaa sheegtay in caruurtan ku nool magaalada Muqdisho ay qiyaas ahaan gaarayaan ilaa 5000 caruur ah, dowladana aysan awoodin inay xanaaneyso, maadaama aysan dowladdu haysan wax dhaqaala ah oo ay ku bixiso caruurtani.
Street Kids In Mogadishu
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at