daajis.com:- Video-gan ayaa waxaa la duubay maalin ka mid ah maal maha shaqooyinka, waxaadna arkaysaa in Xeebta ay cidlo tahay.
Xeebta liido ayaa ah xeebaha ugu dadka iyo mashquulka badan ee Caasimadda Muqdisho, hadii aad xeebtani timaadid maalinta jimcaha ah mehelaysid meel aad fariisatid, badanaa dadka fasaxa ku yimaada magaalada Muqdisho ayaa waxa ay xeebtani yimaadaan marka ay degantahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at