daajis.com:- Barnaamijkan ayaa ah mid laga soo duubay Umadda Afrikaanka ah ee ku nool wadamada Yurub, iyo sida ay dhaliyaradaas ula macaamilaa dhaqamada aysan horay u aqoon ee ka yaabiya.
Hadaba Wariyaha ayaa waxa uu booqanayaa qaar ka mid ah dhalinyaradaas, waxana uu ka waraysanayaa nolosha ay ku noolyihiin iyo Caqabadaha ay kala kulmaan umadaha ay la nool yihiin.
Hoos ka daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:00 and have
, Published at