daajis.com:- Darajada FIFA ee dalalka kubada cagta, Gobalka Wales ee dalka Britain ayaa galay kaalinta tobanaad markii ugu horeysay taariikhda.
Kooxda qaranka Wales ee uu tababaro Chris Coleman, ayaa laba iyo toban dal ka kormartay oo soo gashay booska tobanaad, halka Ingariiska uu lix mar kor u kacay, balse uu ku jiro kaalinta ka sagaalaad.
Wales ayaa mar sii horeysay gaartay darajada 22-aad balse sanadkii 2011-kii, waxa ay galeen kaalinta 117-aad.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:10 and have
, Published at