Gabar ay Dhashay Whitney Houston oo ku Geeriyyotay isbitaal ku yaal Dalka Maraykanka (VIDEO)

Gabar ay Dhashay Whitney Houston oo ku Geeriyyotay isbitaal ku yaal Dalka Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa xalay Dalka Maraykanka ku geeriyooday gabadhii ay dhaleen Fanaaniinta kala ah (Whitney Houston iyo Bobby Brown), gabadhan oo magaceeda la oran jiray Bobbi Kristina ayaa waxa ay da’deedu ahays 22-jir.

Bobi Kristina ayaa waxa ay bilawgii sanadkan laga dhex helay gurigeeda iyada oo ku dhex jirta Barkadda lagu qubeysto, waxaana loo malaynayaa inay doonaysay inay is disho.




Gabadhan hooyadeed Whitney Houston ayaa waxay sanadkii 2012-kii sadan oo kale ay ku dhex geeriyootay barkad ku dhextaalay gurigeeda, iyadoo baaritaan kadib la ogaaday in markii ay geeriyoonaysay ay isticmaashay daroogo tirobadan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada