daajis.com:- Waxaa na soo gaaray muuqaalkan dhaantada ay ciyaarayaan koox Soomaali sujuu ah kuwaasi oo tababar fiican u heesta qaadida dhaantooyinka dhaqankoodi fog ahaa.
Waxaan halkaan idiin ku soo gudbinaynaa Dhaanto lagu Amaanayo Masuuliyiinta Gobolka waqooyi Bari ee kenya, Dhaantadaan ayaa waxaa soo bandhigay Kooxda Ganane Band oo kooxo fara badan oo munaasabada isugu yimid kaga guulaystay Abaalmarintii loogu talagalay kooxda kaalinta Koowaad Gasha.
DAAWO DHAANTADA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at