Tabeelooyinka Baabuurta lagu Hago oo laga Hirgalinayo Wadada Makka Al-Mukarrama (VIDEO)

Tabeelooyinka Baabuurta lagu Hago oo laga Hirgalinayo Wadada Makka Al-Mukarrama (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada Taraafikada ee magaalada Muqdisho ayaa maanta soo badhigay talbeelooyin cusub oo lagu kala hago gawaarida istiicmaasho wadooyinkaasi.

Howsha maanta ayaa waxa uu xoogeedu ka socday wadada Maka al-mukarama oo ah tan ugu mashquulka badan ee Caasimadda Muqdisho.  Taliyaha ciidanka Taraafikada ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa goobjoog ka ahaa howsha tabeelo galinta wadada muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, wuxuuna ka qaybqaadanayay hagida gawaarida wadada isticmaalaysay.
Hoos ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada