Video: Haweenay waayeel cad ah oo lafaheedii budo noqdeen

Video: Haweenay waayeel cad ah oo lafaheedii budo noqdeen

daajis.com:- Haweeney waayeel, danyar ah ayaa mudo sanado ah la jiiftay xannuun mucjiso Rabbaani ah, kaasoo gebi ahaanba xulay dhamaan lafaheeda, isla markaana qaloocsameen gacmaheedii iyo lagaheedii.

Hooyadan oo cad dhul aal ah ayaa waxaa lagu magacaabaa Cibaado Daawuud Shire, waxaana bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiyay oo tusay Wariye C/maalik Muuse Coldoon, wuxuuna ku booqday guriga lagu haayo, iyadoo sheegtay in ay u baahan tahay in Illaahey uu caafimaad siiyo.amar-alle

Durbadiiba markii ay dad badan kusoo baraarugeen xannuunka hooyadan iyo cudurka rabbaaniga ah ee lafaheeda dhuuxay, ayaa waxay garteen in ay ku caawiyaan wixii ku bixi lahaa daweynteeda.



Sidon kale qofkii awooda waxaa laga codsanayaa inuu ku taageero wixii uu awooda isagoo kala xiriira kara taleefanadooda ku qoran muuqaalka aad daawaneysaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada