VIDEO:- Saraakiil Ka tirsan Ururka Al Shabaab oo Lagu Dilay Duqaymo Xagga Cirka ah

VIDEO:- Saraakiil Ka tirsan Ururka Al Shabaab oo Lagu Dilay Duqaymo Xagga Cirka ah

daajis.com:- Waxa ay Warar dheeraad ah kasoo baxayaan duqeyn maanta ay diyaaradaha dagaalka ee laga leeyahay Dalkan Maraykanka ay weerar ku qaadeen Gaari ay saarnaayeen Saraakiil Katisan Ururka Al Shabaab, diyaaradan ayaa waxa ay howgalka ka fulisay deegaan u dhow degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Duqayntan oo dhacday saakay aroortii hore ayaa la soo warinayaa in ilaa 5 Sarkaal oo ka tirsanaa Ururka Al Shabaab lagu dilay duqeynta

Dhawaqa Duqayta Gantaalada diyaarada ayaa laga maqlayay gudaha Degmada Baardheere, taasi oo shacabk deegaankaasi cabsi weyn ku abuurtay.


>Hoos ka daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada