Xaruntii Dukaameysiga ee WestGate Kenya oo 2 Sano Kadib dib loo Furayo (VIDEO)

Xaruntii Dukaameysiga ee WestGate Kenya oo 2 Sano Kadib dib loo Furayo (VIDEO)

daajis.com:- Uguyaraan labo sano kadib ayaa waxaa goordhow dibloo furayaa xaruntii waynayd ee dukaamaysiga ee Westgate, taas oo ku taal caasimadda dalka Kenya ee Nairobi

Wastgate ayaa ahayd xaruntii ay dagaalyahano katirsan ururka Al shabaab ay ku gumaadeen dad shacab ah oo ka dukaamayasanayay xaruntaasi, iyadoo dadkii goobtaasi ku geeriyooday lagu sheegay ilaa 67 qof iyo dhaawac tirobadan.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada