daajis.com:- Majaajiliistaha Caanka ah ee loo yaqaan Oday Cabdulle ayaa waxa uu 5-sano kadib ku soo noqday magaalada Muqdisho, waxa uuna sheegay inuu goor dhow soo wado Ruwaayado iyo barnaamijyo cusub.
Oday Cabdulle oo sheegay inuu Shabaab uga Qaxay Dalka Soomaaliya, ay hadana iftiimiyay inay badankood isaga horyimaadeen Dalka Uganda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:00 and have

