Daawo:- Dhibaatooyinka haysta Muslimiinta ku nool Cuba

Daawo:- Dhibaatooyinka haysta Muslimiinta ku nool Cuba

daajis.com:- Muslimiinta aadka u yar ee ku nool Dalka Cuba ayaa waxaa xiligaan soo wajahay dhibaatooyin aad u farabad, sida ineeysan haysan meelo ay ku cibaadeystaan sida Masaajid.

Dalka Cuba oo ku yaal Latin America, ayaa kamid ah dalalka ay aadka ugu yaryihiin Muslimiinta.

Musliimnta tirada yar ee ku Nool Cuba, ayaa waxay isugu tagaan hal guri, halkaasoo ay ku dukadaan salaadaha sidoo kale ay isku baraan diinta Islaamka.

Tirada dadka Muslimiinta ee ku nool Cuba ayaa waxaa lagu sheegay 5,000, balse waxaa jirta in dadka ay si xoogan ugu soo biirayaan diinta Islaamka.

Halkaan ka daawo warbixin ay BBC-da ka diyaariysa:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada