DAAWO: Duulimaadkii Diyaarada Air Jabuuti ay ku Timid Muqdisho (VIDEO)

DAAWO: Duulimaadkii Diyaarada Air Jabuuti ay ku Timid Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Shirkadda Diyaaradaha ee Air Djibouti oo aan 25- sano soo gaarin dalka Soomaaliyana ayaa waxa si rasmi ah kaga shaqo bilowdoay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho.

Shirkadda Air Djibouti, ayaa toddobaadkan bilawgiisii shaacisay inay duulimaadyo ku taggi doonto Magaalada Muqdisho toddobaad kasta, inkastoo aysan wali cadayn maalmaha iyo inta goor oo ay tageyso.


 Hoos ka Daawo


Diyaaradan ayaa shalay oo jimco adayd soo gaartay Magaalada Muqdisho, waxaana garoonka ku sii sugayay Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada