DAAWO Fadeexad : Jaaliyada Puntland oo Meel Kaniisad ah ku dhigtay Sanadguurada Puntland “

DAAWO Fadeexad : Jaaliyada Puntland oo Meel Kaniisad ah ku dhigtay Sanadguurada Puntland “

daajis.com:- Waxaa dhowaan dalka Uganda ku qabsaday Munaasibad Loogu dabaal dagayey Sanad guurada maamulka Puntland Jaaliyada kasoo Jeeda maamulkaasi.


Hadaba waxaa Ceebtu ay ka dhacday markii Shirkaasi lagu qabtay Hool ay leedahay Kaniisad, iyadoona Ay meesha Sudhnaayeen Caalamadaha lagu yaqaano, Waxaana dadkii meesha Joogay Markii ay arkeen ay Bilaabeen Buuq, sida aad ku daaawan doontid Muuqaalka.

Hadaba Anaga oo aan kusii foganayn Waxaa Su’aashu Tahay ” Ma diin la-aan beey ka tahay mise lacag la-aan ayaa ku qasabtay?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada