DAAWO: Fool-Xumada Muuuqalka Laga Duubay ciidamada Siilaanyo oo Haween Ku dhex garaacaya Magaalada BURCO

DAAWO: Fool-Xumada Muuuqalka Laga Duubay ciidamada Siilaanyo oo Haween Ku dhex garaacaya Magaalada BURCO

daajis.com:-Waxaa dhacdo xanuun badan ay ka dhacday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer kadib markii Ciidamo maleeshiyaad ah oo ka tirsan Maamulka Siilaanyo ay weerar Ba’an ku qaadeen Haween danyar ah oo aan waxba galabsan.


Ciidamada oo muuqaal Goobta Looga duubay ayaa Muujinaysa Hab-dhaqanka Foosha Xun ee ay ku caanbaxeen, waxaadna Arki doontaa iyadoo mid kamida ciidanka uu Al-baabka kasoo tuurayo Gabadh, Mid kale uu ku dhufanayo LAAD, Halka midka Sadexaadna uu sii Jiidayo. DAAWO WAXA DHACAY.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada