DAAWO: Isbitaalka Hargeysa oo arin lala yaabay lagu arkay !!!

DAAWO: Isbitaalka Hargeysa oo arin lala yaabay lagu arkay !!!

daajis.com:- Xaalad aad u Xanuun badan ayaa ka taagan Cisbitaalka Guud ee magaalada Hargeisa, oo kaasi oo maamulka Siilaanyo uu maamulkiisa Hayo, Wuxuuna isu badelay mid laga leexiyey dariiqii dadka loogu shaqeynayey.isla markaasina uu noqday meel dadka lacagta haysta ee iska bixin karaya adeegyada caafimaadka loogu shaqeeyo.

Arinta yaabka leh ayaa noqotay in dadkii Masaakiinta ahaa ee aan Haysan Dhaqaalaha Xoogan ay ku Qudhmeen oo (DIRXI) Ku galay halkii dhigay, waxaana Shaaca ka qaaday Haween Iyo waxgarad indhahooda kusoo Arkay waxa ka socda iyo Warbaahinta Madaxa banaan.

hoos ka daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada